Wasiir Sabriye oo shaaciyay xilliga la furayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye, oo xalay ka qayb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo Dhuusamareeb loogu sameeyay ergada ka qeyb geleysa shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug, ayaa caddeeyay in September 04, 2019 uu furmayo shir-weynaha reer Galmudug ay aayahooda uga tashanayaan. Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo dhammaan ergooyinka reer Galmudug uga … Continue reading Wasiir Sabriye oo shaaciyay xilliga la furayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)